Waxaa ka qallin jebiyey Kumannaan qof oo kula sugan dhamaan dunida daafeheeda, wuxuu dugsigu hoggaan u yahay dugsiyadda ku yaal puntland, dadka ka soo baxa way ku faanaan inay ka mid noqdeen oo ay fursad u heleen inay wax ka bartaan dugsi soo jireen ah, muddo dheerna assaasnaa.
Boggaan waxaan isku dayeynaa inaan idin kulua wadaaganno dhamaan warbixinadda ku saasban, horrumarka wax barasho, iyo wleiba dadaallada uu ugu jiro soo noolaynta uu dugsigu u hayo ummadda soomaaliyeed, gaar ahaan shacab waynaha ku nool dowllad gobeedka dhulka udug.
Wednesday, July 26, 2017
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Gambool High School
Popular Posts
-
Waxaad boggaan kala socon kartaa wararka dugsiga sare ee Gambol i yo war bixinadiisa Hoos waxaan kuu soo galinayaa Muuqaal guud. ...
-
Waxaa ka qallin jebiyey Kumannaan qof oo kula sugan dhamaan dunida daafeheeda, wuxuu dugsigu hoggaan u yahay dugsiyadda ku yaal puntland, d...

Fikirkiina ka dhiibta muxuu din la yahay boggan.
ReplyDelete