Wednesday, July 26, 2017

Gambol waa hoyga aqoonta

Waxaa ka qallin jebiyey Kumannaan qof oo kula sugan dhamaan dunida daafeheeda, wuxuu dugsigu  hoggaan u yahay dugsiyadda ku yaal puntland, dadka ka soo baxa way ku faanaan inay ka mid noqdeen oo ay fursad u heleen inay wax ka bartaan dugsi soo jireen ah, muddo dheerna assaasnaa.



Boggaan waxaan isku dayeynaa inaan idin kulua wadaaganno dhamaan warbixinadda ku saasban, horrumarka wax barasho, iyo wleiba dadaallada uu ugu jiro soo noolaynta uu dugsigu u hayo ummadda soomaaliyeed, gaar ahaan shacab waynaha ku nool dowllad gobeedka dhulka udug.

Tuesday, July 25, 2017